Fashilka ku yimid wejigii 3aad ee wadahadalladii ka socday dalka Turkiga ee lagu doonayay in qeyb kamid ah badda Soomaaliya lagusiiyo dowladda Xabashida Itoobiya ayaa si weyn loo hadal hayaa.
Isbedelo degdeg ah oo dhanka juquraafi siyaasadeed ah ayaa ka socda gobolka Geeska Afrika, iyadoo Masar ay soo muuqanayso sidii ciyaaryahan cusub oo ku soo biiray masraxa Soomaaliya, ka dib markii Qaahira iyo Muqdisho ay kala saxiixdeen heshiis iskaashi milateri bartamihii August 2024. Tallaabadani…
Mid kamida dowladaha dhaca waqooyiga qaaradda Afrika ayaa qaadday tallaab ay uga jawaabayso heshiiskii ay horraantii bishan Masar lagashay DF-ka Soomaaliya.
Swakopmund waa magaalo dhacda halka ay iska qabtaan saxaraha Namib Desert iyo xeebta Atlanticga ee waddanka Namibia, Koofur Galbeed qaaradda Africa. Waa magaalo sawirkeeda kore uu muujinayo in ay hoy u tahay bulsho qani ah, horumarsan kuna abtirsata xaddaarad ay ka dhaxleen nashqadda dhismeyaasha qaddiimiga…
Faah Faahin dheeraad ah ayaa kasoo weerar maalin ka hor ay ciidamo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen deegaan katirsan wilaayada Shabeellaha hoose ee Koonfurta Soomaaliya.
Warbaahinta Itoobiya qaar kamid ah ayaa daabacday in kufsiyadii ka dhacey gobolka Tigrayga sannadahii 2020 illaa 2022 ay kor u dhaafeen illaa 120,000 oo kiis.
Shacabka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah uhadal haya amarkii kasoo baxay dowladda ee ahaa in lafaago xabaalaha iskoolo Boliisiyo arrinkaas oo argagax badan dhaliyay.
Xaqqiiqo ahaan, ilaa inta dadka Muslimiinta ahi ay u oommanyihiin isbeddel, dagaalku waxa uu ahaan doonaa jidka kaliya ee isbeddelkaas loo maro. Maraykanku waxa ay aqbaleen in ay Daalibaan qabsato xukunka Afghanistan wali se waxa ay sii wadaan la dagaallanka Al Shabaab ee Soomaaliya. Guud ahaan Muslimiinta…
"GALKA CIIDANKA " waa mid kamid ah faaylasha ugu muhiimsan ee DFS waxuuna ahaa mid kamid ah galalka lagu wareejiyo madaxweyne kasta oo loo doorta xukunka Vailla Soomaaliya, maadaama maleeshiyaadkaas ay yihiin awoodda labaad ee uu ku tiirsan yahay amniga uu ku shaqeeyo nidaamkan marka laga soo…
2,May,2011 maanta oo kale ayay dowladda Mareykanka ku dhawaaqday in wadanka Pakistan ay ku dishay Sheekh Osama Bin Laden hoggaamiyihii Hore ee Urur weynaha Al Qaacidda.